Abdirisaaq Mawliid Ceero

Kooxda Heerka 1aad ee wasarada ganacsiga ayaa soo bandhigtay sexeexa Abdirisaaq Mawliid Ceero kaas ay kale soo weraagtay kooxda dhigeeda wsarada horumarinta caafimaadka , Abdirisaaq Mawliid Ceero ayaa kooxda heerka 1aad ee wasarada hurimarinta cafimaadka u saftay somaliland league one sadex kulan oo kaliya wax gool ah muu u dhalin, Abdirisaaq Mawliid Ceero  waxa uu … Read more

Xasan Abdirahman Cumar

kooxda wasrada ganacsiga ayaa xasan Abdirhman cumar kale soo wereegtay kooxda heerka 1aad ee wasarada biyah isagoo ugu ciyaari jiray dhanka weerarka. xasan Abdirhman cumar kooxda heerka 1aad ee wasarada biyaha waxa uu u saftay 7 kulan waxa uu u dhaliyay 2 gool. xasan Abdirhman cumar waxa uu ciyaaray 411′ daqiiqadood kabi ahanba tartankoodhan,

kooxda heerka 1aad wasarad ganacsiga ayaa lasoo wareegtay sadex ciyaartoy oo weerar ah,

Xasan Cabdiraxmaan Cumar Ayaa Kooxda Wasaarada Ganacsiga Oo Ka Mida Kooxaha Heerka Koowaad Ee Magaalada Hargeysa Uga Ciyaari Doona Dhanka Weerarka. Axmed Cali Guuleed Ayaa Kooxda Wasaarada Ganacsiga Oo Ka Mida Kooxaha Heerka Koowaad Ee Magaalada Hargeysa Uga Ciyaari Doona Dhanka Weerarka. Cabdirisaaq mawliid ceero Ayaa Kooxda Wasaarada Ganacsiga Oo Ka Mida Kooxaha Heerka Koowaad … Read more

Sababtii Uu Pep Guardiola U Diiday In Uu Lionel Messi La Soo Saxiixdo Oo La Kashifay.

Inkasta oo uu Pep Guardiola shaki la, aan jeclaan lahaa in uu Lionel Messi ka hoos shaqeeyo amarkiisa mar kale Manchester City, aabaha tababaraha ayaa sheegay in uuna wiilkiisu doonayn in uu dhaawoco kooxda Barcelona hadii uu la wareego Lionel Messi. Heshiiska Lionel Messi ee Barcelona ayaa dhici dooa xagaaga dhamaadka xilli ciyaareedkan waxana uu … Read more

Eden Hazard Oo Raali Galin Siiyay Taageerayaasha Real Madrid Kadib Dhacdadii Chelsea.

Eden Hazard ayaa la kulmay dhaleecayn aad u weyn la kulmay kadib markii la arkay isaga oo la qosalaya xiddigaha Chelsea kadib markii Real Madrid laga reebay champions league Arbacadii. Xiddiga reer Belguim ayaa ku laabtay garoonka kooxdiisii horee Stamford Bridge kulan champions League ahaa laakiin waxa uu la kulmay dhaleecayn xoogan kadib markii la … Read more

UEFA oo ku dhawaaqday afarta xiddigood ee u tartamaya abaalmarinta toddobaadkan ee Champions League

Xidhiidhka kubadda cagta Yurub ee UEFA ayaa ku dhawaaqay liiska xiddigaha toddobaadkan afar dhammaadka Champions League ciyaaray ee ku tartami doona xiddigii ugu fiicnaa tartanka labadii kulan ee xalay iyo habeen hore dhacay. Afarta xiddig ee ciyaaryahanka ugu fiicnaa CL toddobaadka ku tartami doona ayaa kala ah daafaca City ee Ruben Dias oo ku guuleystay … Read more

Riyada Xidiga Reer Masar Ma Noqan Kartaa Riyo Macquul ah? Hadii uu Liverpool Ka waayo Saxeex Cusub

Mustaqbalka Mohamed Salah ee Liverpool ayaa wali  shaki laga helayo wararka xanta ah.   In muddo ah, waxaa jiray xod-xodasho ku saabsan u dhaqaaqista LaLiga si ay ula xidhidhaan midkood Real Madrid ama Barcelona. Dhiniciisa, Salah waxa uu sii joogtaynayaa inuu hoos u dhigo rajada uu ugu dhaqaaqayo Spain wuxuuna dhawaan qirtay inuu “maalin uun” … Read more

Taagerayaasha Real Madrid Oo Si Weyn Uga Xanaaqay Ficil Uu Eden Hazard Sameeyay Kadib Kulankii Semi-final-ka

Eden Hazard ayaa ka mid ahaa kooxdii Real Madrid ee guuldarada kala kulantay Chelsea kulan ka tirsanaa lugta 2-aad ee Semi-final-ka tartanka champions League ee ka dhacay Stamford Bridge. Laakiin ciyaarta kadib waxa la arkay isaga oo la qoslaya xiddigaha kooxdiisii hore ee chelsea lana kaftamaya inkasta oo kooxdiisa laga reebay champions League. Xiddigii hore … Read more

Fursadaha Man United Ee Saxeexa Cristiano Ronaldo Oo La Ogaaday

Cristiano Ronaldo ayaa lagu soo waramayaa inuusan dib ugu soo biiri doonin Manchester United marka la gaadho suuqa kala iibsiga xagaaga sabab la xidhiidha in ayna Red Devils awood u lahayn in ay la soo saxiixato xiddiga reer Portugal. Mustaqbalka Cristiano Ronaldo ee Juventus ayuu shaki weyn ku jiraa bilihii ugu dambeeyay iyada oo lala … Read more

Man City oo iska xaadirisay finalka Champions League kaddib markii ay garaacday 10 xiddig oo kooxda PSG ah

Manchester City ayaa iska xaadirisay finalka tartanka UEFA Champions League kaddib markii ay ku garaacday kooxda Paris Saint-Germain oo marti ugu aheyd garoonka Etihad 2-0, kulankii lugta labaad ee wareega afar dhammadka, taasoo ka dhigan in cel-celis ahaan labada kulan ay ku adkaatay Sky Blue 4-1. Qeybta hore ee ciyaarta ayaa lagu kala nastay 1-0 … Read more

P
Somali Score

FREE
VIEW