Andrea Pirlo oo loo qabtay in uu wakhti yar ku badbaadiyo shaqadiisa Juventus

Mustaqbalka Tababaraha Juventus ee Andrea Pirlo ayaa u muuqda mid ku jira todobaadyadii ugu dambeeyay ee shaqadiisa kooxda Juventus xilli uu cadaadisku ku sii badanayo. Wargayska La Gazzetta dello Sport ayaa sheegaya in ay kooxda Juventus shaqada ka caydhin doonta Andrea Pirlo hadii ay kooxdu natiijooyin fiican ka heli waydo labada kulan ee Torino ama Napoli. Kooxda Juventus ayaa la ciyaari doonta kooxaha Torino iyo Napoli kadib fasaxa xulalka laba kulan oo muhiim u ah kooxda Juventus iyo rajadeeda difaacashada horyaalka Serie A-da.

Dhamaad:-

P
Somali Score

FREE
VIEW