Diogo Jota oo ku guulaystay abaalmarin taageerayaasha horyaalka Ingiriisku codeeyaan

Xiddiga kooxda Liverpool ee Diogo Jota ayaa ku guulaystay abaalmarin kale kadib wacdaro uu dhigay bishii November ee la soo dhaafay. Xiddiga No.20 ee kooxda Liverpool ee Diogo Jota ayaa ku guulaystay abaalmarinta PFA ee ay taageerayaashu codeeyaan kadib markii uu qaab ciyaareed fiican soo bandhigay. Xiddiga 24 jirka ah ayaa dhaliyay 9 gool 17 kulan oo uu ciyaaray waxana uu sii wadaa qaab ciyaareedkiisa fiican bishan haatan lagu jiro.

P
Somali Score

FREE
VIEW