Connect with us

Hi, what are you looking for?

Luis Suares oo seegi doona ciyaarta qarankiisu la leeyahay Brazil

Xulka qaranka Uruguay ayaa shaaciyay in laacibka weerarka uga ciyaara xulka qarankiisa ee Luiz Suares uu seegi doono ciyaarta dalkiisu uu la leeyahay kooxda xulka Brazil sabab la xidhiidha Korona.

Xulka qaranka Uruguay ayaa sheegay in laacibka baadhis lagu sameeyey kaddib laga helay xanuunka Korona, waxana bartooda ay ku leeyihiin Twitterka ay ku sheegeen saddex ka mid ah laacibiinta xulka qaranka Uruguay laga helay Korona. Warka ayaa waxa uu naxdin ku noqonayaa kooxda uu u ciyaaro Suares ee Atletico Madrid oo shan maalmood kaddib ciyaar aad u adag la leh kooxdii uu markii hore ka yimi ee Barcelona. Dhanka kale waxa xulka qaranka Uruguay ay sheegeen in Suares uu ka maqnaan doono ciyaarta Uruguay iyo Brazil oo berri subaxa ay labada dal iska hor imanayaan waxana ay ka mid tahay ciyaartaasi isreebreebka koobka adduunka ee 2022.

Click to comment

Somalia Premier League

# Club MP W D L PTS
1
Horseed
18 11 5 2 38
2
Mogadishu City
18 11 5 2 38
3
Heegan
18 9 6 3 33
4
Raadsan S.C
18 9 6 3 33
5
Dekeddaha FC
18 6 5 7 23
6
Midnimo
18 7 1 10 22
7
Gaadiidka
18 6 3 9 21
8
Jeenyo FC
18 5 5 8 20
9
Elman FC
18 5 2 11 17
10
Geeska-Africa FC
18 1 2 15 5
Advertisement

Copyright © 2021 As the Best Football APP, Somali score offers Predictions, Statistics, Live Scores, Results and Tips for all leagues and Somali Football such as World Cup, Somali Premier League and Premier League, Serie A and Bundesliga.

P
Somali Score

FREE
VIEW