Connect with us

Hi, what are you looking for?

Weeraryahan heshiis cusub u saxeexay Arsenal?

Weeraryahanka da’da yar ee Folarin Balogun ayaa soo afjaray calaamatu su’aal saarnayd mustaqbal kiisa kaddib markii uu shalay kooxdiisa Arsenal u saxeexay heshiis muddo dheer. Weeraryahankan 19 jirka ah ayaa Arsenal joogay tan iyo markii da’diisu ahayd 8 sanno isla markaana waxa uu xilli-ciyaareedkan saftay kulamo waa weyn. Agaasimaha farsamada Arsenal Edu ayaa sheegay in ay farxad weyn u tahay in Balogun uu saxeexay heshiis cusub.

Heshiiskii hore ee Balogun kula jiray kooxda Arsenal ayaa ku egaa dhammaadka xilli-ciyaareedkan isla markaana waxaa la hadalhayey in uu dhammaadka xilli-ciyaareedkan ka hulleelo garoonka Emirates iyo kooxda Arsenal isla markaana heshiis xor ah ugu biiro koox kale. Tabobare Mikel Arteta ayaa sheegay in uu aad ula dhacsan yahay qaab-ciyaareedkan uu Balogun xilli-ciyaareedkan muujiyey

Dhamaad:-

Click to comment

Somalia Premier League

# Club MP W D L PTS
1
Horseed
18 11 5 2 38
2
Mogadishu City
18 11 5 2 38
3
Heegan
18 9 6 3 33
4
Raadsan S.C
18 9 6 3 33
5
Dekeddaha FC
18 6 5 7 23
6
Midnimo
18 7 1 10 22
7
Gaadiidka
18 6 3 9 21
8
Jeenyo FC
18 5 5 8 20
9
Elman FC
18 5 2 11 17
10
Geeska-Africa FC
18 1 2 15 5
Advertisement

Copyright © 2021 As the Best Football APP, Somali score offers Predictions, Statistics, Live Scores, Results and Tips for all leagues and Somali Football such as World Cup, Somali Premier League and Premier League, Serie A and Bundesliga.

P
Somali Score

FREE
VIEW