Connect with us

Hi, what are you looking for?

Zlatan Ibrahimovic oo shaashada mar kale qabsaday

Xiddigga reer Sweden ee Ibrahimovic ayaa markale shaashadaha qabsaday xalay kaddib markii uu kooxdiisa u dhaliyay laba gool oo darandoorri ah ciyaar ay kooxdiisa iskaga hor yimaaddeen kooxda Roma. Ciyaartan oo ka tirsanayd horyaalka Talyaaniga ayay labada kooxood ku kala baxeen barbarro 3-3 gool ah.

Click to comment

Somalia Premier League

# Club MP W D L PTS
1
Horseed
18 11 5 2 38
2
Mogadishu City
18 11 5 2 38
3
Heegan
18 9 6 3 33
4
Raadsan S.C
18 9 6 3 33
5
Dekeddaha FC
18 6 5 7 23
6
Midnimo
18 7 1 10 22
7
Gaadiidka
18 6 3 9 21
8
Jeenyo FC
18 5 5 8 20
9
Elman FC
18 5 2 11 17
10
Geeska-Africa FC
18 1 2 15 5
Advertisement

Copyright © 2021 As the Best Football APP, Somali score offers Predictions, Statistics, Live Scores, Results and Tips for all leagues and Somali Football such as World Cup, Somali Premier League and Premier League, Serie A and Bundesliga.

P
Somali Score

FREE
VIEW