Khadar Abdilaahi Warsame

Khadar Abdilaahi Warsame(Khadar Islaam) ayaa maanta si rasmi ah ugu biiray kooxada Ciidanka Asluubta kaas oo kooxda u saxeexay heshiis Mudo Laba Sano ah , Khadar ayaa kooxda ugu soo wareegay heshiis ah Xor ah .

Khadar ayaa kooxdiisi hore ee Xidigaha cirka u ciyaaray 7 kulan oo ay kooxdu ciyaaray qaybtii hore ee xili ciyaareedkan

khadar ayaan kox gool ah dhalin kooxdiisi hore ee xidigaha cirka .

Dhamaad:

 

P
Somali Score

FREE
VIEW