Connect with us

Hi, what are you looking for?

Kooxda Heerka koobaad ee Waxool ayaa soo bandhigay Saxeexyo Cusub iyo Ciyaartooyo kooxda heshiis wakhti dheer ah la galay.

Kooxda Wasarada Xanaadada Xoolaha (Waxool) ayaa soo bandhigay Saxeexa Laba ciyaartooy oo cusub oo kala ah

Ciyaaryahan Suldaan Abdi Xasan  oo hore uga tirsanan jiray kooxda heerka koobaad ee Ciidanka asluubta ciyaaryahanka ayaa kooxda ugu soo wareegay hab Free ah

Ciyaaryahan Hamse Asad oo hore uga tirsanan jiray kooxda heerka koobaad ee W.Caafimadka ciyaaryahanka ayaa kooxda ugu soo wareegay hab Free ah

Sidoo kale kooxdu waxay heshiiska u kordhisay laba ciyaartooy oo kooxda wakhti dheer u saxeexay in ay ka sii mid ahaadan

Ciyaaryahan Abdinajab Kayse ayaa kooxda u saxeexay heshiis 4 sano  ciyaar yahanka da’da yar ayaa kooxda ka sii mid ahan doona 2025

Ciyaaryahan Nuuradiin Mohamed xuseen ayaa kooxda u saxeexay heshiis 5 sano ah ciyaar yahankan ayaa kooxda ka sii mid ahaan doona ilaa 2026

Source of image Sky Cable Sports

Dhamaad:-

Advertisement. Scroll to continue reading.
Click to comment

Somalia Premier League

# Club MP W D L PTS
1
Horseed
18 11 5 2 38
2
Mogadishu City
18 11 5 2 38
3
Heegan
18 9 6 3 33
4
Raadsan S.C
18 9 6 3 33
5
Dekeddaha FC
18 6 5 7 23
6
Midnimo
18 7 1 10 22
7
Gaadiidka
18 6 3 9 21
8
Jeenyo FC
18 5 5 8 20
9
Elman FC
18 5 2 11 17
10
Geeska-Africa FC
18 1 2 15 5
Advertisement

Copyright © 2021 As the Best Football APP, Somali score offers Predictions, Statistics, Live Scores, Results and Tips for all leagues and Somali Football such as World Cup, Somali Premier League and Premier League, Serie A and Bundesliga.

P
Somali Score

FREE
VIEW